Hoyga xaqiiqada Somali Digital Quran

  Home| War soo dir| Contact Us|  

Hoyga Xaqiiqada
Home 6
Wararka6
Maqaalada 6
Islaamka 6
Waxbarashada 6
Jaaliyadaha 6
Sugaanta 6
Waraysiyo  6
RadioOgaalonline  6
 Caafimaadka 6
Sportiga 6
English Articles 6
Warbixino 6
Audio and Video 6

04:00-04:30

11:00-11:10

14:00-15:00

18:00-18:30

 

 

   Linkisyo Mihiim ah

4Arlaad                 4All Puntland               4BBC SomaliBBCSomali   4Codka America voa   4DjibTalk           4Hiiraan                   4Islaax              4Jaamacada Muqdisho
4Goobjoog             4Lughaya
4Onkod
4Somalitalk
4Somaliwayn
4Somaliland.org  
4Shabelle
4Xoriyo

Websityo Islaami ah

4Islamonline
4Islamway
4Dar alhijra
4Ikhwanonline
4Islamonline.com
4Islamweb
4Qorane
4Islamcity
4Hilinkatoosan
4Islam Chanel
4Boqol Soon
4Usuuli.net

Xoogaga kacdoonka oo sheegay in gawaari ka qabsadeen dowlada kmg


Ogaalonline: Muqdisho 5 July 2008
Xoogaga ka soo horjeeda dowlada KMG ayaa goor dhaw ayaa meel degmada Wala weyn u jirta 8-KM waxa ay u galeen ilaa sedax gawaari oo ay saarnaayeen Ciidamada booliska KMG iyadoo aan la ogeyn qasaaraha soo gaaray labada dhinac .
Xoogaga ka soo horjeeda dowlada KMG ayaa waxaa u suura gashay in ay gacanta ku dhigaan laba ka mid ah gawaarida ay wateen ciidamada booliska,waxaana wararku sheegayaan in si dirqi ah uu ku badbaaday gaarigii sedaxaad.
Gawaaridaan ay wateen ciidamada booliska ayaa waxa ay ka yimaadeen magaalada Muqdisho,waxaana ay ku sii jeedeen Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka bay iyadoo aysan jirin wax hadal ah oo ka soo baxay dowlada KMG iyo xoogaga qabsaday ilaa laba gawaari oo ay wateen Ciidamada Booliska.

Sidoo kale deegaanka Yaaq Biri weyne ee gobolka Sh/Hoose waxa ka dhacay dagaal Culus kaasi oo dhaxmaray ciidamada milatariga guutada 17 aad iyo ciidamada booliska ee maamulka Gobolka Sh/hoose.

Dagaalkaan oo socday mudo daqiiqado ah ayaa waxa uu dhaliyay qasarao Nafeed iyadoo aan la ogeyn qasaaraha rasmiga ah.

 

  Ogaalonline@yahoo.com
©  Ogaaloonline.net Back to top ^ ^
MySpace Web Counter