Hoyga xaqiiqada Somali Digital Quran

  Home| War soo dir| Contact Us|  

Hoyga Xaqiiqada
Home 6
Wararka6
Maqaalada 6
Islaamka 6
Waxbarashada 6
Jaaliyadaha 6
Sugaanta 6
Waraysiyo  6
RadioOgaalonline  6
 Caafimaadka 6
Sportiga 6
English Articles 6
Warbixino 6
Audio and Video 6

04:00-04:30

11:00-11:10

14:00-15:00

18:00-18:30

 

 

   Linkisyo Mihiim ah

4Arlaad                 4All Puntland               4BBC SomaliBBCSomali   4Codka America voa   4DjibTalk           4Hiiraan                   4Islaax              4Jaamacada Muqdisho
4Goobjoog             4Lughaya
4Onkod
4Somalitalk
4Somaliwayn
4Somaliland.org  
4Shabelle
4Xoriyo

Websityo Islaami ah

4Islamonline
4Islamway
4Dar alhijra
4Ikhwanonline
4Islamonline.com
4Islamweb
4Qorane
4Islamcity
4Hilinkatoosan
4Islam Chanel
4Boqol Soon
4Usuuli.net

 

Maxay diintu ka qabtaa adeegsiga Credit Cards?

 

Ogaalonline: Sh.Cismaan Usuli
Su"aal:

Sheek jazaakalaahu khayran waxa  aad noo cadaysaa diintu waxa ay ka qabto adeegsiga Credit Cards iyo Isticmaalkiisa?

Jawaab:

Assalaamucaleykum wr wb


Akhii haddii ay tahay sida aad sheegtay inaad lacagta bixinayso inta ay ribo ama faa"iido korin

way banaan tahay inaad isticmaashaa,

haddii aadan ugu tagayn warac iyo dhoorsanaan, wax dhib ah kuma jiraan isticmaalka haddii aad iska ilaalinayso faa"iidada ku koreyso haddii aad la daahdo bixinta lacagta, waayo shareecada waxay xarintay ribada,
 

Walaahu aclam

 

 


 

 


 

  Ogaalonline@yahoo.com
©  Ogaaloonline.net Back to top ^ ^
MySpace Web Counter