|
Hooyo Xaliimo
Axmed Raage
Maxamed Abuker Dhiblaawe iyo
xaaskiisa
Siciid Abukar dhiblaawe iyo
xaaskiisa
C/Salaan Abukar Dhiblaawe
Xaawa Abukar
Dhiblaawe iyo Seygeeda
Xabiiba Abukar Dhiblaawe iyo
Seygeeda
Amina Abukar Dhiblaawe iyo
Seygeeda
C/Qadir Abukar Dhiblaawe
Khadar Xuseen
Caynaashe iyo Xaasikiisa
Axmed Ibraahin Cali
Cali Ciise
Maxamuud
Fuaad Dicin Jabuutaawi
Maxamed Wali Axmed
Cabdifataax Maxamed (
Biyonde)
iyo Dhamaan maamulka iyo
bahda shabakada Ogaalonline waxay tahniyad hawada u
marinayaan
Ibraahim Abukar Dhiblaawe
iyo
Nasra
Cali
oo Wiil ugu dhashay
Magaalada Muqdisho, Gaar ahaan Xaafada
Madiina,taariikhdu markay ahayd 28 Maarso 2008,
wiilkaas waxa loo bixiyay Maxamed Amiin Ibraahin
Abukar, ilaahay haka dhigo kii dadkiisa iyo
dalkiisa anfaca.
AAMIIN
AAMIIN AAMIIN |