Hoyga xaqiiqada Somali Digital Quran

  Home| War soo dir| Contact Us|  

Hoyga Xaqiiqada
Home 6
Wararka6
Maqaalada 6
Islaamka 6
Waxbarashada 6
Jaaliyadaha 6
Sugaanta 6
Waraysiyo  6
RadioOgaalonline  6
 Caafimaadka 6
Sportiga 6
English Articles 6
Warbixino 6
Audio and Video 6

04:00-04:30

11:00-11:10

14:00-15:00

18:00-18:30

 

 

   Linkisyo Mihiim ah

4Arlaad                 4All Puntland               4BBC SomaliBBCSomali   4Codka America voa   4DjibTalk           4Hiiraan                   4Islaax              4Jaamacada Muqdisho
4Goobjoog             4Lughaya
4Onkod
4Somalitalk
4Somaliwayn
4Somaliland.org  
4Shabelle
4Xoriyo

Websityo Islaami ah

4Islamonline
4Islamway
4Dar alhijra
4Ikhwanonline
4Islamonline.com
4Islamweb
4Qorane
4Islamcity
4Hilinkatoosan
4Islam Chanel
4Boqol Soon
4Usuuli.net

Mu'tamarkii Sadexaad ee Soomaalida Norway oo la soo gabagabeeyay

Ogaalonline: Oslo-Cabdla Dayib, 7 July 2008

mutamarka Waxaa si habsami  ah uga  socday  magaalada Oslo ee caasimada
dalka Norwey, mu'tamar sanadeedkii sadexaad oo ay soo qaban-qaabiyeen Xarunta
Iskaashiga Soomaalida Norwey (Xisno).

Mu'tamarkan ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Culimo Soomaaliyeed oo aqoon u-leh Diinta
Islaamka iyo ku dhaqankeeda,kuwaasoo ka kala yimid Wadamo kala duwan  mutamarka ayaa aad loola dhacay dadkii ka soo qeeb galay  ku waas oo waliba jeclaa waqtiga loogu tala galay in lagu daraa  taas oo waliba sadaxde maalin ee uu socday mutamarka maalintiiba ay
baxaysay shan muxdaro  ama lix mudaro

mutamarka aya socday sadax maalmood ka socday xarunta (Elvebakken) ee oslo
waxaa ka soo qeeb galay mutamarkan
 
1- Sheekh Cabdiraxmaan Barkad (Good) Jabuuti.

2-Sheekh Cusmaan Xaaji Yuusuf (Usuuli) Ingiriiska.

3- Sheekh Almis Xaaji Ibraahim  Yaxye  Soomaaliya  Hargeysa.


4-Drs  Maryan Qaasim  axmed (UK) 

Culimada ayaa gaba-gabadii muxaaradooyinka,si wanaagsan oo ay ku qanceen dadweynaha,halkaas ooga jawaabay dhamaan su,aalihii la weydiiyay  ayeeyne ooga jawaabeen

waxa intaasi dheeraa nadwo lagu so gaba gabeeyay mutamarkii taas oo looga munaaqashoonayay waxa  kenay waqtigan cinwaanka muxadarada ee ahaa ( islaamka waa diin dhameestiran)
kaas oo ay culumada aad oga niqasheen waliba sala ay dadka ka weeydiiyeen jawaaba waafi ahne ay heleen xudurkii ka sooqeeb galay  waxa ay jumhuurka dalbadeen in ay culumada u duceeyaan uma somaliyeed iyo waliba umada islamka meel kasta ay joogaan ee dhibaataysan
 
muxaadaraadka ka baxay mutarka ayaa kala ahaa
1-waynide alle
2-isbadalka iyo islaamka
3-dhexdhaxadnimda islamka
4-siyaasada sharciga
5-daahirinta nafta
6-xaquuqda muslimiinta is ku leeyihiin
7-isu dhelitirnaanta manhajka nabiga Csw
8-aragtida islamka ee caqiidooyinka kale
9-cadalda islamaka
10-sidii uu islamka umideyay umadihii jahiliga ahaa
11-ujeedooyinka shareecada  islamka
12-wada tashiga islamka
13-xiriirka iyo wada noolsnshaha bulshooyinka
14-walaalnimada islamka
15 -saxwada xagjirnimada  iyo inkiraada
 
 
Cidii danaynaysa inay daawadaan muxaadarayoonkii cajaaibka ahaa ee laga duubay,Culimada,waxaad ka heli kartaan,Xarunta Iskaashiga Soomaalida Norwey (Xisno)oo ku-taal:

(Calmayers gate-8 0106,Post-box 2911 Toyen 0608 ama wac Teleefoonadan :22993672 ama 99377102 ama 92426404,ama la xiriir emailkan:dsssenter@gmail.com

 

 

  Ogaalonline@yahoo.com
©  Ogaaloonline.net Back to top ^ ^
MySpace Web Counter