Hoyga xaqiiqada Somali Digital Quran

  Home| War soo dir| Contact Us|  

Hoyga Xaqiiqada
Home 6
Wararka6
Maqaalada 6
Islaamka 6
Waxbarashada 6
Jaaliyadaha 6
Sugaanta 6
Waraysiyo  6
RadioOgaalonline  6
 Caafimaadka 6
Sportiga 6
English Articles 6
Warbixino 6
Audio and Video 6

04:00-04:30

11:00-11:10

14:00-15:00

18:00-18:30

 

 

   Linkisyo Mihiim ah

4Arlaad                 4All Puntland               4BBC SomaliBBCSomali   4Codka America voa   4DjibTalk           4Hiiraan                   4Islaax              4Jaamacada Muqdisho
4Goobjoog             4Lughaya
4Onkod
4Somalitalk
4Somaliwayn
4Somaliland.org  
4Shabelle
4Xoriyo

Websityo Islaami ah

4Islamonline
4Islamway
4Dar alhijra
4Ikhwanonline
4Islamonline.com
4Islamweb
4Qorane
4Islamcity
4Hilinkatoosan
4Islam Chanel
4Boqol Soon
4Usuuli.net

  Sh.Qudubi: Gabadha muslimada ah masuuliyaad guud ma qaban kartaa?  

Ogaalonline: Sh.Axmed Qudubi- 29 April2008
Sh.Axmed Qudubi oo ka mid ah Ducaada waaweyn ee Soomaaliyeed ayaa la waydiiyay: Gabadha Muslimada ah in ay masuuliyad guud Qaban karto iyo diintu waxa ay ka qabto?
Jawaab: Marka laga reebo masuuliyada way ee la yiraah(الإمامة الكبرى)) oo ah in ay madaxwayne noqoto ama imaamka Muslimiinta khilaaf ayaa ka jira.

Wax nas oo cad oo soo arooray ma jiro oo diidayay in gabadha muslimda ahi,qabato masuuliyaad ama jago sare sida wasiirnimo,maamule iwm.,xataa culimo waawayn ayaa marmar u soo dhaweeya  jagada madaxwaynimada.

Sh.axmed Qudubi

Bal waxa culimada qaar soo arooriyeen in ay askar ahaayeen saxaabiyaadkii oo ay jihaadka ka qayb gali jireen.

sidaas daraadeed waxaka soo hara masuuliyaadka aan soo shegnay wax diidaya oojira mala hayo, waana ay ka qayb qaadan kartaa.

Wasalamu calaykum

 

 

 

 

 


 

 


 

  Ogaalonline@yahoo.com
©  Ogaaloonline.net Back to top ^ ^
MySpace Web Counter