Hoyga xaqiiqada Somali Digital Quran

  Home| War soo dir| Contact Us|  

Hoyga Xaqiiqada
Home 6
Wararka6
Maqaalada 6
Islaamka 6
Waxbarashada 6
Jaaliyadaha 6
Sugaanta 6
Waraysiyo  6
RadioOgaalonline  6
 Caafimaadka 6
Sportiga 6
English Articles 6
Warbixino 6
Audio and Video 6

04:00-04:30

11:00-11:10

14:00-15:00

18:00-18:30

 

 

   Linkisyo Mihiim ah

4Arlaad                 4All Puntland               4BBC SomaliBBCSomali   4Codka America voa   4DjibTalk           4Hiiraan                   4Islaax              4Jaamacada Muqdisho
4Goobjoog             4Lughaya
4Onkod
4Somalitalk
4Somaliwayn
4Somaliland.org  
4Shabelle
4Xoriyo

Websityo Islaami ah

4Islamonline
4Islamway
4Dar alhijra
4Ikhwanonline
4Islamonline.com
4Islamweb
4Qorane
4Islamcity
4Hilinkatoosan
4Islam Chanel
4Boqol Soon
4Usuuli.net

Gudoomiyaha degmada yaaqshid oo qarax lala beegsaday

Ogaalonline: 5 july 2008
Qarax weyn ayaa saaka waxa uu haleelay baabuur uu la socday guddoomiye ku xigeenka degmada Yaaqshiid, halkaasoo qaraxu uu sababay khasaare lixaad leh oo dhimasho iyo dhaawacba leh.
Ciidamada booliska ee dowladda KMG ah ayaa halkaasi u gurmaday, si baaritaan ugu sameeyeen sidii ay u dheceen, iyadoo halkaasina weli uu yaallo burburkii baabuurkii uu la socday guddoomiye ku xigeenka degmada Yaaqshiid.
Guddoomiye ku xigeenka ayaa la sheegay in isaga iyo saddex ka mid ah ciidamo waardiyeynayay ay ku dhinteen qaraxaasi, isagoo noqonaya guddoomiye ku xigeenkii afraad ee lagu dilo magaalada Muqdisho, iyadoo guddoomiyayaasha la dilayna ay yihiin 12, tan iyo markii ciidamada Ethiopia ay soo galeen Somalia.

Magaalada Muqdisho ayaa guud ahaan maanta xasilloon, inkastoo ay jiraan xiisadaha u dhexeeya ciidamada dowladda KMG ah iyo ciidamada shisheeye ee taakuleeya iyo kooxaha kacdoonka wada.

 

  Ogaalonline@yahoo.com
©  Ogaaloonline.net Back to top ^ ^
MySpace Web Counter