|
intaa waxa dheeraa wafdiyo ka
socday magaalooyinka Hargaysa,Borama,
Berbara,
Laascaanood,iyo
Ceerigaabo.
waxa kale oo ka soo qayb galay wafti ka socday
mu,asasada (WAMY) ama nadwa caalamiya lishabab al
islaami oo ah iyadu hay ada maal galisay. |
 |
|
ujeedada
mukhayamka ayaa ahayd kor u qaadida wacyiga iyo aqoonta
ardayda, dhinacyada tarbiyada,aqoonta iyo diintaba.
ardayda ka
qayb gashay mukhayamka ayaa aad uga faa' iidaysatay
barnaamijyadii kala duwanaa ee mukhayamka lagu soo
bandhigay.
|