|
Sidoo kale sheikha ayaa
tilmaamay in la doonayo in wadanka Somalia laga
socodsiiyo lacagta Birta ee Ethiopia taasina aysan
ogalaan kari isla markaana ay dagaal xoogan oo af iyo
adinba ah ay u hurayaan sida ay iminkaba ula dagaalaan
ciidamada Ethiopianka.
Dhaawanaha waxaa magaaada
Muqdisho ka taagnaa Dhibaato la xiririta diidmada kunka
shilin ee hore iyo weliba lacagaha duuga ah ama jeex
jeexan ee kunka shilin Somaliga ah.
Hadalka afhayeenka
Maxaakiimta islaamiga Somaliyed ayaa waxaa uu ku soo
beegmayaa xili labadii maalin ee ugu danbeeyay ay
magaalada Muqdisho ka dhacayeen Dibadbaxyo rabshada wata
oo ay dhigayeen Dad ka Careeysan diidista lacaga duuga
ah ee shilin Somaliga.
|