Hoyga xaqiiqada Somali Digital Quran

  Home| War soo dir| Contact Us|  

Hoyga Xaqiiqada
Home 6
Wararka6
Maqaalada 6
Islaamka 6
Waxbarashada 6
Jaaliyadaha 6
Sugaanta 6
Waraysiyo  6
RadioOgaalonline  6
 Caafimaadka 6
Sportiga 6
English Articles 6
Warbixino 6
Audio and Video 6

04:00-04:30

11:00-11:10

14:00-15:00

18:00-18:30

 

 

   Linkisyo Mihiim ah

4Arlaad                 4All Puntland               4BBC SomaliBBCSomali   4Codka America voa   4DjibTalk           4Hiiraan                   4Islaax              4Jaamacada Muqdisho
4Goobjoog             4Lughaya
4Onkod
4Somalitalk
4Somaliwayn
4Somaliland.org  
4Shabelle
4Xoriyo

Websityo Islaami ah

4Islamonline
4Islamway
4Dar alhijra
4Ikhwanonline
4Islamonline.com
4Islamweb
4Qorane
4Islamcity
4Hilinkatoosan
4Islam Chanel
4Boqol Soon
4Usuuli.net

Taageerayaasha Xis-Kulmiya oo ka hor mudahaarday Xaruntooda

 

Ogaalonline: Hargaysa- 5 May 2008
Banaan-baxan oo ka dhan ahaa Xukuumadda Madaxweyne Rayaale, oo ilaa xalay abaabulkiisu socday, aya waxa barxada weyn ee Xarunta Xisbiga hortiisa isugu soo baxay dadweyne tiro badan oo lagu qiyaasay tiro kun ku dhaw.
waxa dadweynaha halkaasi kula hadlay Masuuliyiinta kala duwan ee Kulmiye.
Hase ahaatee, isu soo baxan ayaa ahaa mid si nabadgalyo ah u dhacay, oo aan wax rabshado ah wadan, iyada oo Ciidamada kala duwan ee dawladuna ku hareeraysnaa goobtaasi la isugu soo baxay.
Ugu horeyn waxa fagaarahaasi kala hadlay dadweynaha isu soo baxay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),Sidoo kale, waxa halkaasi ka hadlay Xildhibaan Maxamed Axmed Obsiiye, oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Xisbiga Kulmiye ugu jira,

Xildhibaan Cali Aw Yuusuf Axmed, oo isaguna ka mid ah Mudanayaasha Aqalka Wakiillada, isla markaana laga soo dhex doortay Xisbiga Kulmiya ayaa hadalka qaatay.
Guddoomiyihii hore ee Guddidii doorashooyinka Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye, ayaa isna fagaarahaasi kala hadlay dadkii isugu soo baxay ,

 


 

 


 

  Ogaalonline@yahoo.com
©  Ogaaloonline.net Back to top ^ ^
MySpace Web Counter