Hoyga xaqiiqada Somali Digital Quran

  Home| War soo dir| Contact Us|  

Hoyga Xaqiiqada
Home 6
Wararka6
Maqaalada 6
Islaamka 6
Waxbarashada 6
Jaaliyadaha 6
Sugaanta 6
Waraysiyo  6
RadioOgaalonline  6
 Caafimaadka 6
Sportiga 6
English Articles 6
Warbixino 6
Audio and Video 6

04:00-04:30

11:00-11:10

14:00-15:00

18:00-18:30

 

 

   Linkisyo Mihiim ah

4Arlaad                 4All Puntland               4BBC SomaliBBCSomali   4Codka America voa   4DjibTalk           4Hiiraan                   4Islaax              4Jaamacada Muqdisho
4Goobjoog             4Lughaya
4Onkod
4Somalitalk
4Somaliwayn
4Somaliland.org  
4Shabelle
4Xoriyo

Websityo Islaami ah

4Islamonline
4Islamway
4Dar alhijra
4Ikhwanonline
4Islamonline.com
4Islamweb
4Qorane
4Islamcity
4Hilinkatoosan
4Islam Chanel
4Boqol Soon
4Usuuli.net

Guddoomiyaha Maxkamada Madaniga ee magaalada Jowhar oo is casilay


Ogaalonline: 2 July 2008
Guddoomiyaha Maxkamada Madaniga ee magaalada Jowhar sherekh Maxamuud Axmed Xuseen (sheekh Maxamuud Jilcane ) ayaa saakay waxa uu sheegay in uu iska Casilay xilkii uu haayay islamarkaana war qad qoraal ah uu u gudbiyay Maamulka Madaniga ee Magalaada Jowhar.
Guddoomiyaha Maxkamada Magaalada Jowhar ayaa  sheegay in sababaha uu isku casilay ay tahay Culeys kaga yimid maamaulka madaniga ee Gobolka Sh/Dhaxe oo uu ka hor istagay in howshiisa si cadaalad ah uu u guto sida uu hadalka u dhigay.

Guddoomiyaha Maamulka madaniga ee Magaalada Jowhar ayaa ka aqbaleen istiqaalada uu soo gudbiyay ayaa waxa uu sheegay in ay kulan ka yeelanayaan arinkaasi.

Sheekh Maxamuud Jilcanaye ayaa mudo bil ka hor waxaa xilka umagacaabay maamulka madaniga ee Magalaada Jowhar oo ay sameeyeen saraakiil ka tirsan ciidamada Maxkamadaha islaamka ee soomaaliya.

Waa masuulkii ugu horeeyay ee iska casila xilka uu ka hayay magaalad Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ee ay u magacaabeen Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed.



 

 

  Ogaalonline@yahoo.com
©  Ogaaloonline.net Back to top ^ ^
MySpace Web Counter