Hoyga xaqiiqada Somali Digital Quran

  Home| War soo dir| Contact Us|  

Hoyga Xaqiiqada
Home 6
Wararka6
Maqaalada 6
Islaamka 6
Waxbarashada 6
Jaaliyadaha 6
Sugaanta 6
Waraysiyo  6
RadioOgaalonline  6
 Caafimaadka 6
Sportiga 6
English Articles 6
Warbixino 6
Audio and Video 6

04:00-04:30

11:00-11:10

14:00-15:00

18:00-18:30

 

 

   Linkisyo Mihiim ah

4Arlaad                 4All Puntland               4BBC SomaliBBCSomali   4Codka America voa   4DjibTalk           4Hiiraan                   4Islaax              4Jaamacada Muqdisho
4Goobjoog             4Lughaya
4Onkod
4Somalitalk
4Somaliwayn
4Somaliland.org  
4Shabelle
4Xoriyo

Websityo Islaami ah

4Islamonline
4Islamway
4Dar alhijra
4Ikhwanonline
4Islamonline.com
4Islamweb
4Qorane
4Islamcity
4Hilinkatoosan
4Islam Chanel
4Boqol Soon
4Usuuli.net

Golaha Dhaqanka Iyo Midnimada oo dowlada KMG Cambaareeyay


Ogaalonline: Muqdisho 2 July 2008
Golaha Dhaqanka Iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa dowlada KMG Soomaaliya ku eedeeyay in ay duulaan ku tahay dad barakacayaasha ee ku nool degmada Dayniile ee gobolka Banaadir
Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka Iyo Midnimada Beelaha Hawiye Max’ed Xasan Xaad oo u waramayay warbaahinta ayaa ku eedeeyay dowlada KMG Soomaaliya in ay duulaan ku tahay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir kadib markii taliska ciidanka booliiska war ka soo baaxay lagu sheegay in ciidamada dowlada ay howlo baaritaano ah ay ka bilaabayaan qeybo ka mid ah degmadaasi.
“Ciidamada dowlada waxaa ay duulaan ku yihiin dadka barakacayaasha ah ee ay markii hore ka soo bursadeen xaafadiihii ay ka degenaayeen gobolka Banaadir” ayuu yiri Max’ed Xasan Xaad.

Sidoo kale Xaad waxaa uu sheegay in wax howlagal ah aysan jirin balse micneheeda uu yahay xasuuq la doonayo in loo geeysto dadka shacabka ah ee markii horeba la daala dhacayay dhibaatooyin ka dhashay xaalada Nololeed.

Hadalka Xaad ayaa waxaa uu ka danbeeyay kadib markii hadal ka soo baxay hogaanka sare ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed lagu sheegay in dhawaan ay ciidamada booliiska howlaglo baaritaano ah ka sameeynayaan qeeybo ka mid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir kadib markii ciidamo ka tirasan booliiska lagu dilay saldhiga booliiska degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.



 

 

  Ogaalonline@yahoo.com
©  Ogaaloonline.net Back to top ^ ^
MySpace Web Counter