Hoyga xaqiiqada Somali Digital Quran

  Home| War soo dir| Contact Us|  

Hoyga Xaqiiqada
Home 6
Wararka6
Maqaalada 6
Islaamka 6
Waxbarashada 6
Jaaliyadaha 6
Sugaanta 6
Waraysiyo  6
RadioOgaalonline  6
 Caafimaadka 6
Sportiga 6
English Articles 6
Warbixino 6
Audio and Video 6

04:00-04:30

11:00-11:10

14:00-15:00

18:00-18:30

 

 

   Linkisyo Mihiim ah

4Arlaad                 4All Puntland               4BBC SomaliBBCSomali   4Codka America voa   4DjibTalk           4Hiiraan                   4Islaax              4Jaamacada Muqdisho
4Goobjoog             4Lughaya
4Onkod
4Somalitalk
4Somaliwayn
4Somaliland.org  
4Shabelle
4Xoriyo

Websityo Islaami ah

4Islamonline
4Islamway
4Dar alhijra
4Ikhwanonline
4Islamonline.com
4Islamweb
4Qorane
4Islamcity
4Hilinkatoosan
4Islam Chanel
4Boqol Soon
4Usuuli.net

Nin ka cabanaya Geel uu lahaa oo qaadka iyo sigaarka laga baray

Ogaalonline: Dahir Axmed Jirde, 27 April 2008
Mr. Arbe ayaa in mudo ahba laba nirgood oo geela ku dhaqda magaalada Boorama dhexdeeda labadan geela ah ayaa la mid noqday sida riyaha baladiga ah ee magaalada xaabqaadka ka ah waxase u dheer geelan magaalada ku dhex nool inay dadka magaaladu bareen geelan qaadka iyo sigaarka oo wakhtiga qaadka la gaadho ay geelani iska soo xaadiriyaan suuqa lagu kala iibsado Qaadka

 Arbe oo saylac.com u waramay ayaa waxa uu sheegay inuu geeliisan isagu siiyo qaadka waxase aan la yaabay inay dadku ugu dareen inay u shidaan sigaarka hadana dhibaato weyn ayaan kala kulmay geelan oo maalin walba xaraaro indhaha isku qabta sigaarna aanan u awdoodin. kkkkkk

Geelan ayaa waxa ay yimaadaan suuqa qaadka qof kasta oo qaadka iibsanayana way jaleecaan bal inuu sigaar ama laan qaada u afka u galiyo .

Arbe ayaa hadalkiisa ku daray habeenkii oo dhan inay geeliisu soo jeedaan qaadirada ka muuqatana ay habeenkii indhahooda ka muuqato ..kkkkk

Dadka magaalaa ayaa kusoo xooma marka geelani sigaarka iyo qaadkaba isku daro ee uu cadaynayo saacadaha qaadka..kkkk

Labadan geela ah ayaa ah geela kaliya ee sida xorta ah u dhex mushaaxa magaaladda boorama isla

Mulkiilaha Geela  magalada ku nool Mr. Arbe (geel caano laga lisaanu arki jiree geel qaad kaa raba maxaan ka yeelaa)

markaana daaqsinta ay helaani ay tahay xaabqaadka magaalada ay ka helaan oo uu ugu horeeyo caleenta qaadka

Dahir Axmed Jirde
Saylac.com
Borama/ Somaliland

 

  Ogaalonline@yahoo.com
©  Ogaaloonline.net Back to top ^ ^
MySpace Web Counter