Hoyga xaqiiqada Somali Digital Quran

  Home| War soo dir| Contact Us|  

Hoyga Xaqiiqada
Home 6
Wararka6
Maqaalada 6
Islaamka 6
Waxbarashada 6
Jaaliyadaha 6
Sugaanta 6
Waraysiyo  6
RadioOgaalonline  6
 Caafimaadka 6
Sportiga 6
English Articles 6
Warbixino 6
Audio and Video 6

04:00-04:30

11:00-11:10

14:00-15:00

18:00-18:30

 

 

   Linkisyo Mihiim ah

4Arlaad                 4All Puntland               4BBC SomaliBBCSomali   4Codka America voa   4DjibTalk           4Hiiraan                   4Islaax              4Jaamacada Muqdisho
4Goobjoog             4Lughaya
4Onkod
4Somalitalk
4Somaliwayn
4Somaliland.org  
4Shabelle
4Xoriyo

Websityo Islaami ah

4Islamonline
4Islamway
4Dar alhijra
4Ikhwanonline
4Islamonline.com
4Islamweb
4Qorane
4Islamcity
4Hilinkatoosan
4Islam Chanel
4Boqol Soon
4Usuuli.net

 

Al-Shabaab oo sheegay in ay beegsanayaan Muwadin kasta oo Maraykan ah xataa samafalayaasha iyo saxafiyiinta

 

Ogaalonline: Mudisho 8 May 2008
Ururka Al Shabaab ayaa sheegay in ay Beegsanayaan Muwaadiniinta Mareeykanka u dhashay xitaa hadii ay yihiin Samafalayaal ka dib markii ay dhawaan ciidamada Mareeykanka Duqeeyn ku dileen Masuuliyiin Ururkasi ka tirsan oo ku sugnaa Degmada Dhuusa Mareeb ee gobolka Galgaduud.
Afhayeenka Ururka Al shabaab Shiikh Muqtaar Roobow (Abbu Mansuur) ayaa sheegay in ay dilayaan Muwaadiniinta Mareeykanka Ee ku sugan Dalka Somalia xitaa hadii ay yihiin Saxafiyiin,Samafalayaal iyo dhamaan Qeeybaha kala Duwan Ee Muwaadiniinta Mareeykanka.
Mar wax laga weeydiiyay Shiikh Muqtaar Afhayeenka Al shabab sababta ay u beegsanayaan Dadka Samafalayaasha ah ama Saxafiyiinta ah ayaa waxaa uu ku jawaabay in Mareeykanka uu san Kala Saarin Shacabka Somaliyed iyagana ay isugu mid yihiin dhamaan Mareykanka.

“Mareeykanka dadkeena iyo Xooleheeyna ayuu Duqeeyay ingana Waxaan Beegsaneeynaa Meel kasta ay joogaan” Ayuu Yiri Abbuu Mansuur.

Hadalka Ku aadan in Xarakada Al shabaab ay bartilmaameedsanayaan Muwaadiniinta Mareeykanka ayaa ku soo beegmaya xili dhawaan ay Ciidamada Mareeykanka ay duqeeyn ay ka geeysteen Magaalada Dhuusa Mareb ay ku dileen Dad shacab ah oo ay ku jireen Xubno Sar Sare oo ka Tirsanaa Dagaalyahanada Al shabaab

 

 


 

 


 

  Ogaalonline@yahoo.com
©  Ogaaloonline.net Back to top ^ ^
MySpace Web Counter