|
inta aanan ka
jawaabin su"aalihii waxaan jecalaya inaa si waydiino imisaa
ka farcami karta reer hadii ladhiso oo bulashada aasaas ule,
waxaan ka mid ah qaraabonimo, oo dhowar qaybood ama dhowr
magic leh . dhowarkaas magacan waxaa soobadhigi doonaa marka
moowaduuc guda galo inasha alah
hadaba waxaan rabaa in aam qoysaskii hore ee islaamka ahaa
tusaaloyin ka soo qaadano si aan su"aalaheena jawaabo waafiya
ugu helo.
waxaan soo qaadan doonaa dhowr qoys oo aan rabo inaa tusaale
kadhigano, qoyska ugu horeeya ee aan tusaalaha kadhiganeeyano
waa Nabiyulaahi:
IBraahiin nabiyulaahi IBaraahiin waxaa uu haa
Nin odoya, waxaan uu lahaa labo xaas waxaan ilimihii ugu horeey
u dhashay Haajara oo hayad Nabiyulaahi Isamaaciil hooyadii oo
ahayd xaaska yar, waxaanu dejiyay jasiiratul carab, ujeedadeeydu
ma aha inaa nabiga taariikhdiisa oo dhan ka waramo laakiin
waxaan rabaa inta muuwaduuca ka quseeysa inaan kasooqaato,
Nabiga(cs) waxay Haajara u dhashay Nabiyulaahi ismaaciil,
maxaad u maleeyni Nin odoya loo curtay wiilna loo dhalay inuu
sameeyn lahaa ? waxaa uu ka doortay amarkii allaah oo haa inuu
dhigo meel cidala ah dad iyo duuyana joogin baad iyo miyan
lahayn, waxaase ka sii cajiibsan sida ay haweeneeydaas meeshaas
la dhigay iyaduna amarka ale u qaadatay.
markuu nabigu goostay inuu ka dhaqaaqo waxay waydiisay ma
meeshaan baad nooga tagaysaa sadex jeer ku celisay markii danbe
ayey waxay tiri ma allaa ku amray?!!, markaas ayuu yiri
haa, waxay ku jawaabtay kalamad aad u qaaliya ahaydna kelmad
hada muslimiinta abaal marnteedii saldhig u ah, waxayana tiri
alle nadayacimaayo! sida dhabta ahna illay mudo kadib waxaa uu
illahay ka dhigay meel lagu soo hirto, kalmadii iyo nabiga
ducadiisii ayaa musilimiintu hada saldhiga u ah beytulaahi ciday
kubar baarisayn waa Nabiyullaahi Isamaaciila hadab dadka maata
irsaqii Illah qoray u fuulay geed gaaban iyo mid dheer xalaal iyo
xaaran ku raadiyay miyeeyana Haajara diin La sheegan Allaah
ay isku dhiibatayna aamisanayn ( qoka ilaahay ka cabsada meel
uusan ka filanayn ayuu ka arsaaqaa,)ayaad quraan ah, ( qofka
ilaahay talo saarta isaga ayaa ku filan)aayad quraan ah.
waxaa laga yaabaa inaad tiraahdid dadkaasi waa nabiyo waa sax
laakiin ogoow nabiyo dumar xun lagu saliday inay jireen,waxaan
kale oo tusaale u soo qaadanayanaa qoys aan ahayn nabi waa:
Cimraan waxaa uu ahaa nin wanaagsan oo salix ah laakiin mahayn
nabi,waxaanu dhalay nabiyullaahi Yaxye hooyadii iyo Maryamo
hooyadeed, maryamo waxaa dhalay qoys aan horay u badan u
lahayn hooyadeedan waxaa la yiraa Xanaa waxay aragtay maalin
maalmaha ka mida shibir guriga hortiisa geed kor saran oo
ilamheeda afka quud ugu keenaysa bahashan huginaysa aad bey ula
yaabtay waxaanay ku dhalisay inay iyadoo waayeel Allaah
waydiisato ubad, ubadkaas oo waliba Alle u qidmeeya ALLAH waa ka
ajiibay.
hadaba qof dumar ah oo waayeel ah ilmihii ugu horeeyay ee ay
dhasho inaay geeso Masaajid waxa ka wayn, waxa waliba ku sii
waynaaday kalsoonida alle ku qbto weliba markay argtay inay gabar
tahay kuma dhegine qiilna ma radsane baltii ay Allaah ka qaaday
ayay oofisay,Allaha wax wanaagsan ayuu ku abaal mariyey oo waxaa
uu ka abuuray nabi Allh doortay.
waxaase ayadana cajiib ahayd markii nabiyulaahi sakeriya oo
habar yarteed qabay masaajidkana ku illanin jiray arkay qof taan
maalin walaba irsaqa loo keeno oo uu waydiiyay xageed ka
keentaa oo ay tiri min cidillaah ,waxaa ay u noqotay miduu ku
baraarugo oo asaga waayeel ah Allah waydiisatay ubad.
markaas ayuu ILLah ku arsaaqay nabiiyullahi Yaxye hadaba
illahay oo laga baqaa cidkasato waa ku waajib ubadakuna waxay ka
mid yahiin waxayaalaha dad badan halaaga,waxaana bixiya
allah laakiin adigu qabo mida alle raali gelinaysa xisaabta
qiyaamana u diyaar garoob. waxaan jecalay inaan tu''saal yaal
kale oo dad kale oo wangasan keeno si aan su'aalaha jawaabo
waafiye oon ku qanacno ugu helno ka diban aan mowaduuca u soo
noqono.
waa noo socan doonaa bidin llah… |