Monday 08th of February 2010

news blog logo
news menu leftnews menu right

Banner

Welcome to the Ogaalonlne.net
MUQDISHO PDF Print E-mail
Written by sayidka   
Monday, 08 February 2010 16:34

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay gabgabo marayso sameynta lacag cusub oo Shillin Soomaali ah .

Last Updated on Monday, 08 February 2010 16:40
Read more...
 
Xasuustii Hijradii Nabigeena scw PDF Print E-mail
Written by sayidka   
Saturday, 06 February 2010 17:34

Hijradii Nabigeenu waxay ahayd dhacdo aad muhiim u ah, oo ayna suuragal ahayn inay katiranto maskaxda iyo xusuusta aadamaha inta uu aduunku dhisanyahay.

Last Updated on Monday, 08 February 2010 16:40
Read more...
 
SOMALIA PDF Print E-mail
Written by sayidka   
Saturday, 06 February 2010 00:35

EU-da oo Sheegtay in ay Burcad Badeeda kasoo furteen Markab.

Last Updated on Saturday, 06 February 2010 16:24
Read more...
 
CANADA PDF Print E-mail
Written by sayidka   
Thursday, 04 February 2010 23:34

Sh Maxamed Axmed Nuur Garyare

Shiikh Maxamed Axmed Nuur Garyare, waxaa uu ka mid yahay culummada xagga Islaamka siyaasiga ee Soomaaliya ku leh magaca weyn. Wareysigii sheekha inta ka dhageyso.

 

Last Updated on Saturday, 06 February 2010 00:49
Read more...
 
BOOSAASO PDF Print E-mail
Written by sayidka   
Thursday, 04 February 2010 00:56

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo maanta uu soo gaba gaboobay Imtixaanki Semisterka 1-aad ee Sanada 2009/2010. (DaawoVideo)

Last Updated on Thursday, 04 February 2010 14:14
Read more...
 
MUQDISHO PDF Print E-mail
Written by sayidka   
Saturday, 06 February 2010 16:21

Sheekh Xasan Daahir Aweys  Guddoomiyaha Ururka Xisbul Islaam ayaa sheegay inuu sii wadayo dagaalada uu iminka ku jiro ilaa uu ka dhimanaayo ama uu guul ka gaarayo dagaaladaasi uu wado.

Last Updated on Saturday, 06 February 2010 17:47
Read more...
 
MUQDISHO PDF Print E-mail
Written by sayidka   
Friday, 05 February 2010 13:49

SHIIKH XASAN DAAHIR AWEYS:- Camalka aan hayo haddii aan rag u helo waan sii wadaynaa, hadii aan u waayana waxaan reebi doonaa taariikh sida Sayid Max'ed C/dulle Xasan”.

Last Updated on Saturday, 06 February 2010 00:39
Read more...
 
LAAS-CAANOOD PDF Print E-mail
Written by sayidka   
Thursday, 04 February 2010 14:12

Qarax ka dhacay magaalada Laas-Caanood ayaa waxa ku dhintay hal qof mid kalena waa uu ku dhaawacmay.

Last Updated on Thursday, 04 February 2010 14:13
Read more...
 
jibuutu PDF Print E-mail
Written by sayidka   
Thursday, 04 February 2010 00:07

Waxaa magaalada Dijbouti ka furmay Aqoon iswdeydaaarsiga ku saabsaan Habaynta Siyaasadda iyo Isboortiga oo ay soo agaasintay wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga iyadoo ay maalgelisay hay`adda Qaramada midoobay dhinaca siyaasadda ee UNPOS.

Last Updated on Thursday, 04 February 2010 01:03
Read more...
 
« StartPrev123NextEnd »

Page 1 of 3

Universaltv Live

Banner

Ra'yi waydiin

Kooxdee Taageeri Lahayd Doorasho ?
 

CAF

Banner

Top Video

hqeylodhaan.jpg

Islam in Somalia

dood.jpg

Random Image

somalia_385x261.jpg

Who's Online

We have 6 guests online
Banner

Advertisement

Featured Links: MUniversity!
Banner

feed-image Feed Entries

Nationlink

Banner

Powered by Sayidka!. Designed by Lonex hosting domain parking online casino news sports betting odds. Valid XHTML and CSS.